Mar ay Shabakadda Calanka wax ka weydiisay gudoomiyaha jaaliyadda Soomaalida gobolka western Cape ee dalka K/Africa C/raxmaan Axmed Cumar (Cabdi yare jidow), waxa uu kala socdo qaxootiga Soomalaiyeed ee laga qaaday S/Africa ayaa waxaa uu sheegay inuu ka war hayo

March 16, 2010 at 9:51 pm Leave a comment

Hey`adda UNHCR oo qaxooti Soomaaliyeed ka qaaday dalka Koonfur Afrika

Cape-town, S/Afrika 15-Maarso-2010


Hey`adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dhinaca qaxootiga ee UNHCR ayaa waxa ay dalka Koonfur Africa ka qaaday qaxooti Soomaaliyeed oo gaaraya 20 qoys.

Tirada dadka qaxotiga Soomaaliyeed ee hey`adda UNHCR ka qaaday dalka S/Africa ayaa lagu sheegay Boqol Toban iyo Kow qof (111), kuwaasi oo ka dhoofay garoonka Yanga International Airport ee magaalada Cape town.


Mar ay Shabakadda Calanka wax ka weydiisay gudoomiyaha jaaliyadda Soomaalida gobolka western Cape ee dalka K/Africa C/raxmaan Axmed Cumar (Cabdi yare jidow), waxa uu kala socdo qaxootiga Soomalaiyeed ee laga qaaday S/Africa ayaa waxaa uu sheegay inuu ka war hayo qaxootigaasi islamrkaana uu xusay in hay`adda UNHCR dadka ay qaaday badankoodu ahaayen dad dan yar ah oo in muddo ku jiray xero Milateri oo ku taalay bariga magaalada Cape town.

Hey`adda UNHCR ayaa qaabishay tiro ahaan Kun iyo shan boqol (1500) oo qoys, kuwaasi oo laga diiwaan geliyey magaalooyinka kala ah, Cape-town, Johannesburg, Port Elizabeth,(PE) iyo East London.


Qaxootigan Soomaalida ee laga qaaday dalka S/Africa ayaa waxa ay hey,adda UNHCR-ku dejisay dalka Mareykanka gaar ahaan magaalooyinka, Kansas City, Minneapolis, iyo Ohio.

Horaantii bishii November ee sanadkii tegay ayey ahayd marki hey,adda UNHCR ka qaatay dalka S/Africa qaxooti Soomaaliyeed oo gaarayay ku dhawood 10 Qoys, kuwaasi oo iyana la dejiyey magaalada Atlanta ee dalka Mareykanka.

Duraan5@gmail.com

Advertisement

Entry filed under: www.xamuure.com. Tags: .

Warbixin ka soo baxday Xafiiska la socodka arrimaha dalka Soomaaliya ayaa soo bandhigtay shaqsiyaad caan ah oo isugu jira Wasiiro ka tirsan dowladda KMG iyo shaqsiyaad kale oo ku kacay Musuq Maasuq, liiskaasi oo loo gudbiyay Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay. I wanted to take a moment to thank you directly for the outstanding work you’ve been doing as part of Organizing for America’s Final March for Reform. I can tell you that your voice is heard in Washington every day. I see how your efforts are moving us toward victory.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Trackback this post  |  Subscribe to the comments via RSS Feed


Calendar

March 2010
M T W T F S S
« Feb   Dec »
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  

Most Recent Posts


Follow

Get every new post delivered to your Inbox.